xulnaan

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg xulan. ld xulnaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

xulan

Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4

Isrogrogga: (-lnaa, -lnayd)

Macnaha:

  1. Wax xul lagu sameeyey ahaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

xulnaansho

Qaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine

Macnaha:

  1. ld xulnaan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur