xulow

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Biyo gala cagaha marka kabo la'aan lagu socdo kulayl.
  2. Kulayl lagu socdo kabo la'aan awgeed cago biyo gelid.