xummad-hurdo
Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun
Macnaha:
- (daaw.) Cudur la isqaadsiiyo oo uu keeno “arbo fiirus” waxa laga helaa Afrikada kulul iyo gobollada waqooyi ee koonfur Ameerika, waxa gudbiya kaneeco khaas ahaan “aedes Aegypti”, fiirusku wuxu baabi'iya soohyada beerka iyo kelyaha.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

