xundhur-ameebeed

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. (daaw.) Jirro xiidmeed oo uu keeno noole borotosoo ah (entamoeba istolytica), kaasoo keena in uu xiidmaha dalooliyo ama absees ku sameeya: beerka, sambabada iyo maskaxda; waxaana laga qaadaa cunnada iyo biyaha aan nadiifka ahayn oo ay gaadhey saxaro qof cudurkaas qaba.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur