xushmadee

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-deeyay, -daysay)

Macnaha:

  1. ld xushmee.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

xushmee

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-meeyay, -maysay)

Macnaha:

  1. Cid xushmo u yeelid. ld xushmadee.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur