xuub-badh-habe
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Isrogrogga: (-bayaal, m.l/dh)
Macnaha:
- (baay.) Marka la sharaxayo siimowga, xuub oggolaada inay dhexmaraan molikiyuulladda miluhu, hase yeeshee aanay dhex mari karin kuwa milmuhu.
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Isrogrogga: (-bayaal, m.l/dh)
Macnaha: