xuub-maskaxeed
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Isrogrogga: (-bab.../-dyo, m.dh)
Macnaha:
- (c.nafl.) Saddexda xuub ee ka sameeysan sooh xiriiriye oo hoos kaga dahaaran lafta madaxa iyo godka laf-dhabarta, waxayna daboolaan maskaxda iyo xangullada.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

