Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine
Macnaha:
eeg xuubdhacso. ld xuubdhacsad, xuubdhacsi.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur
Qaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3
Isrogrogga: (-saday, -satay)
Macnaha:
1. Mas iwm xuub ridid. 2. Nafley cayilid. 3. Nafley muuqaalkeedii hore mid ka fiican yeelasho. ld xuubsiibo.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur