xuubinQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg xuubi².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
xuubiQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Libaaxbadeedka waaweyn jaad ka mid ah.1. (f.g) Caano degdeg u qurqurin. 2. (f.mg) Wax qolof ama ded saarnaa ka qaadid. 3. (f.mg) Xoolo iwm degdeg ku kaxayn.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00