xuubka timbaanik

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-kyo, m.dh)

Macnaha:

  1. (c.nafl.) Xuubka kala sooca qaybta kore iyo qaybta dhexe ee dhegta. Wuxuu sameeyaa dhaq-dhaqaaq uu ugu jawaabayo hirarka codka, isaga oo u gudbinaya barta maqalka, siina marinaya laf dhexe-dhegoodka.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur