Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine
Macnaha:
eeg xuubsiibo. ld xuub-siibad.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur
Qaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3
Isrogrogga: (-btay, -batay)
Macnaha:
Xuubka ama haragga duugooba ka bixid, ka siibasho (halaqu sanadiiba dhawr jeer buu xuub-siibtaa).
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur