xuuri

Qaabnax: Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2

Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Macnaha:

  1. ld khuuri.

khuuri

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. (khuuri, m.dh) Geed-gaab leh caleemo yaryar, xabag iyo qoryo udgoon oo guryaha loo shito.
  2. Khuuro sameyn.