xuurtayn

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg xuurtee.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

xuurtee

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-teeyay, -taysay)

Macnaha:

  1. Cid xuurto badid. ld xuurtaysii.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur