yaabin

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg yaabi. ld yaabis(1).

Lamidka: yaabi, yaabis

Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

yaabi

Qaabnax: Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2

Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Macnaha:

  1. Ka yaabi: cid yaab ku abuurid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

yaabis

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Yaabis ah: aan iidaan (ama goosaar) lahayn (cunto iwm); engegan. 2. ld yaabin.
  2. ld yaabid.

Lamidka: engegan, yaabin

Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur