yaacin

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg yaaci. ld yaacis.

Lamidka: yaacis, yaaci

Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

yaacis

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld yaacin.

Lamidka: yaacin

Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

yaaci

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Macnaha:

  1. Dad, duunyo ama qalab kala firdhin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur