yaahuu

Qaabnax: Erey Dareen | Exclamation

Macnaha:

  1. Erey laga horgeeyo qof habaartamay. Tus. “Cuqdaa iyo cawradaa cun!”, “Islahel!”.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur