yabaro

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Waxyaalo dadka wadaaddada qaba loo sameeyo, waxayna u dhexaysaa “saagootiga” iyo “ruqsada” (wadaaddo; fiqibburaale).
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur