yablasid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg yablas².

Lamidka: yablas

Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

yablas

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Qaylo badan.
  2. Qaylo badan samayn.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur