yaboohi

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Macnaha:

  1. 1. Baadi la hayo shir ka baafin. 2. Yabooh weyddiin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur