yacaynaanQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg yacayan. ld yacaynaan-sho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
yacayanQaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4Isrogrogga: (-ynaa, -ynayd)Macnaha:Guri wax yacay la dhigay ahaansho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00