yakeysanaan

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg yakeysan. ld yakeysa-naansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

yakeysan

Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4

Isrogrogga: (-snaa, -snayd)

Macnaha:

  1. Qof yakoobay ahaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur