yalanyalxo

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Isrogrogga: (-ooyin, m.l)

Macnaha:

  1. Dabayl qabow oo roobku markuu da'o ka dib timaada. ld yalalaxo.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

yalalaxo

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Isrogrogga: (-ooyin, m.l)

Macnaha:

  1. ld yalanyalxo.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur