yaqiinsasho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg yaqiinso. ld yaqiinsi.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

yaqiinso

Qaabnax: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3

Isrogrogga: (-saday, -satay)

Macnaha:

  1. War iwm dhabnimadiisa hubsasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

yaqiinsi

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld yaqiinsasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur