yawyabidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg yawyab².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
yawyabQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Baryo foolxun oo qof baryayo laga aamusi waayo oo faraqa lagu dhego. 2. Buuq carruur.1. Ku y.: si aad ah cid wax uga baryid. 2. Ku y.: nafley buuq samayn.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0