yeeg-bibiish

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-iyo, m.dh)

Macnaha:

  1. Dhagax dubnadeed oo wejiga cayaarta loogu talag-galay dhinac hal dhibic ku leh, dhinaca kale-na shan dhibcood. ld banji-biyeeg, biish-biyeeg, yeeg-bibanji.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

banji-biyeeg

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-gyo, m.dh)

Macnaha:

  1. Dhagax dubnadeed oo wejiga lagu ciyaaro hal dhibic ku leh, dhinaca kalena shan ku leh. ld yeeg-bibiish.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

biish-biyeeg

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-gyo, m.dh)

Macnaha:

  1. ld yeeg-bibiish.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

yeeg-bibanji

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-iyo, m.l)

Macnaha:

  1. ld yeeg-bibiish.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur