yeeg-bisaliim

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-mo, m.dh)

Macnaha:

  1. Dhagax dubnadeed oo wejiga cayaarta loogu talag-galay dhinac ku leh hal dhibic, dhinaca kalena saddex dhibcood ku leh. ld saliim-biyeeg.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

saliim-biyeeg

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-gyo, m.dh)

Macnaha:

  1. ld yeeg-bisaliim.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur