yeeg-bishiish

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-shyo, m.dh)

Macnaha:

  1. Dhagax dubnadeed oo wejiga cayaarta loogu talaggalay, dhinac ku leh hal dhibic, dhinaca kalena lix dhibcood. ld shiish-biyeeg
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

shiish-biyeeg

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld yeeg-bishiish.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur