yoobsasho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg yoobso.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

yoobso

Qaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3

Isrogrogga: (-saday, -satay)

Macnaha:

  1. Dad ama xoolo meel tuurasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur