yookee

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-keeyay, -kaysay)

Macnaha:

  1. 1. Xoolo addimo ka xirid. 2. Xoolo geed ku qabbirid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur