yumbasho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg yumbo. ld dhumbad, dhumbasho, yumbad.

yumbo

Qaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3

Isrogrogga: (-baday, -batay)

Macnaha:

  1. Biyo dhex mukhuurasho. ld dhumbo.

dhumbad

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld yumbasho.

dhumbasho

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld yumbasho.

yumbad

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld yumbasho.