yurasil

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-lo, m.dh)

Macnaha:

  1. (baay.) Mid ka mid ah kuwa ugu muhiimsan waxyabaha ay ka koobanyihiin beysaska nukliyootaydhada iyo asiidh bu'eedda RNA. Waxa laga soo dhiraandhirriyaa bayramadiin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur