Site icon Qaamuus

ereyga

Ingiriiska

Qaabnaxa: Isrogrogga:

Ingiriiska (Af-Ingiriis: England; Af-Carabi: إنجلترا) waa gobolka ugu wayn Midowga boqortooyada Britan Waxey xuduud la leedahay iskotland oo ay xaga waqooyi xuduud ka wadaagan, dhanka galbeedna waxa ay xuduud ka wadaagaan wels iyo bada Ireland. Caasimadiisu waa Landhan (London)

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga Ingiriiska

yaardi | barwaaqasooran | bash | rodol | soocelin | Beljim | Iglan | Landhan |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version