Koonfurta Ameerika
Qaabnaxa: Isrogrogga:(Juqr.) Koonfurta Ameerika ama Ameerikada koonfureed waa qaarad ku taalo koonfurta ameerika. Waxaa ku yaala 10 wadan oo kala ah. (Fanansuwela - Caasimadda: Karakas (Caracas)) (Barasiil - Caasimadda: Barasiliya (Brasília)) Arjantiina - Caasimadda: Bonisaras (Buenos Aires)) (Boliifia - Caasimadda: Labaz (La Paz)) (Ikwadoor - Caasimadda: quweto (Quito)) (Beru - Caasimadda: liima (Lima)) (Kolombiya - Caasimadda: Bogota (Bogotá)) (Baraguay - Caasimadda: Asanasiyoo (Asunción)) (Uruguay - Caasimadda: Montafiidyoo (Montevideo)) (jili - Caasimadda: Santiyeego (Santiago))
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga Koonfurta Ameerika ↴
Uruguay | Arjantiina |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg