RNA
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:(baay.) Iskudhis kakan oo orgaanik ah. Lagana helo unugyada nool kaas oo saameeya samayska borotiin. Fayrasyada qaarkood, RNAdu waxa kale oo ay u tahay walax hiddo side.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga RNA ↴
aabburnaan | aabburnaansho | qaabdarnaan | qaabdarnaansho | edebdarnaan | edebdarnaansho | ibamarnaan | ibamarnaansho | jaansaarnaan | jaansaarnaansho |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg