Aadami
Qaabnaxa: Magac Lab Urur | Noun Masculine Collective Isrogrogga:1. Dadka Eebahay dunida guudkeeda ku abuuray oo dhan. 2. Aadami ahaan. ld aadane, aadmi. aadane, aadmi
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga aadami ↴
aadaminnimo | aadaminnimo | aadane | aadmi | aadminnimo | waagii dhagaxa | cilmi | jin | qaddar |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg