Site icon Qaamuus

ereyga

Aag

Qaabnaxa: Magac Lab Urur | Noun Masculine Collective Isrogrogga:

Dhul ballaaran oo meel la yaqaano ku fadhiyo. Tus. “Aagga Ceelbuur waxaa laga helaa dhagax jilicsan oo urjikooyinka laga qoro”.
Jacayl naftaada kaagama horeeso*

Markaad naftaada jaclaan weeyso cid kujeclaaneeso majirto


* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga aag

aagaan | aagaan | aagga-qabow | faag | faagad | faagasho | faagid | faago | baahawadaag |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version