Site icon Qaamuus

ereyga

Aagaan

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-nno, m.l/dh)

Weel yar oo wax lagu shuban karo oo haamaha lagu aabburo.

Aagaan

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-aamo, m.l)

Haan yar oo biyaha ama caanaha lagu shubto.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga aagaan

haan | bukur | bukur | buro | dhiil | dhufsane ay wadaagaan | dhufsane-yaraha ay wadaagaan | hooseeye ay wadaagaan |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version