Aakhir
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. Kan dambe. 2. Quraanka qaybtiisa damba. ld aakhiritaan. aakhiritaan
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga aakhir ↴
aakhiritaan | aakhiro | aakhirutahan | naar | Alle | buq | cadaab | diirdiir | jibaadgaabis |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg