Site icon Qaamuus

ereyga

Aakhiro

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Meesha iyo nolosha dambe ee lagu noolaan doono marka adduunka laga tago.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga aakhiro

naar | Alle | cadaab | jibaadgaabis | siraad | xisaab |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version