Aal
Qaabnaxa: Magac, Dheddig, Falkaab | Noun, Feminine, Adverb Isrogrogga:Aashay, -aa, -iis iwm: si aan degdeg iyo fudayd toona ku jirin; aayar, tartiib, qunyar. Tusaale. “Ciise aashiis buu hadlaa”. aayar, tartiib, qunyar
Aal
Qaabnaxa: Fal Gudbe/Magudbe1 | Verb Transitive/Intransitive1 Isrogrogga: (yiil, tiil; aalli)aal²: 1. (f.g) Wax meel go'an ku sugnaansho. 2. (f.mg) Ka a.: fal ku dhaqaaqiddiisa deyn. ld ool², oollow ool, oollow
Keyboard Maxaa lagu dhahaa Af Soomaali?*
* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.
Galaalxoor*
Fooro qof saarnayd oo uu iska tiro. Dambas ama nuurad qof cayaar laga badiyey la mariyey oo uu iska tiro.
* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.
Aankaala aankeed*
* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.
Naalo*
Ukun ama bayd
* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.
Soomaaliya*
Soomaaliya, si rasmi ah Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, waa waddan ku yaal Geeska Afrika. Dalku waxa uu xad la wadaagaa Itoobiya galbeed, Jabuuti waqooyi-galbeed, gacanka cadmeed waqooyi, badweynta Hindiya oo bari ah, iyo Kenya oo ka xigta koonfur-galbeed. Soomaaliya waxay leedahay xeebta ugu dheer badweynta Afrika waana halka ay ku nool yihiin bulshada Soomaaliyeed
* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.
Macne Dheeraad ah
Aaladqoro
Macne Dheeraad ah
Micnaheedu yahay kuuritaanka qof iska dhega tiraya waxa aad usheegeysid
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga aal ↴
aabbayaal | aalaa | waa | aalad | aaladee | aaladeyn | aaladeysan | aaladeysnaan |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg