Aalaa
Qaabnaxa: Falkaab | Adverb Isrogrogga:Inta badan, marar badan, badanaa. Tus.”Aa. ma yimaado saacadahaan”. badanaa
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga aalaa ↴
haalaati | qaalaamarogad | qaalaamarrogasho | qaalaamarrogo | saalaxweeto | taalaasemiiya | badanaa | dhaaxa | dhurwaayo |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg