Site icon Qaamuus

ereyga

Aameel

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-llo, m.dh)

1. Weel qori ka samaysan oo aan dabool lahayn oo lo'da iyo geela lagu maalo; haruub; doobi. 2. Wixii waxay arkaan iska raacaan. haruub, doobi

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga aameel

dhaameel | dhaameelsasho | dhaameelso |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version