Aamminsanow
Qaabnaxa: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3 Isrogrogga: (-naaday, -naatay)1. Qof, wax cid aamminka ku qabo noqosho. 2. Qof, wax rumaysan jiritaanka Eebbe iyo diinta noqosho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga aamminsanow ↴
aamminsanaansho |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg