Aammus
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. Hadal la'aan. 2. Shib. 3. ld aammusid.
Aammus
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-say, -stay)1. Hadal joojin. 2. Wax sheegiddiisa ka gaabsasho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga aammus ↴
aammusan | aammusdaran | aammusdarnaan | aammusdarnaansho | aammusi | aammusid | aammusin | aammusis |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg