Aammusi
Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)Hadal, qaylo ama oohin cid ka celin. Tus. “Carruurta ka aammusi qofka jirran”.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga aammusi ↴
aammus | aammusid | aammusin | aammusis | afdhabaandhab | afdhabaandhab | gows-hayso |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg