Aanee
Qaabnaxa: Fal Gudbe/Magudbe2 | Verb Transitive/Intransitive2 Isrogrogga: (-neeyay, -naysay)1. (f.g) U aa.: cid, cid kale oo dakano ka gashay ka gudid. 2. (f.mg) U aa.: wax dhacay cid ku tuhmid. Tus. “Waxyeelada baabuurka gaartay waxaa loo aaneynayaa taxaddar la'aanta shufeerka”.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga aanee ↴
haaneed | haaneed | haaneedi | haaneedid | haaneedin | haaneedis | haaneedsad | haaneedsasho | haaneedso | aanayn |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg