Site icon Qaamuus

ereyga

Aannu

Qaabnaxa: mu.dhm.y Isrogrogga:

Magacuyaal tilmaamaya qofka koowaad ee wadarta ah (marka laga reebo lala hadlaha). Tus. “Xafiiska aannu aragnay waa xafiiskaada cusub”. ld aan1.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga aannu

aan | gaasir | tayo | teenna | teenna |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version