Aano
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:Dhibaato hore oo ciddii loo geystay aanay illaawin; godob; utun; dakano.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga aano ↴
maanomitir | taano | utun | waano | waddo-caanood | xaano | aardoono | ammaano | baano |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg