Site icon Qaamuus

ereyga

Aar

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-rar, m.l)

1. Libaax weyn oo lab. 2. Nin geesi ah. 3. Aargoosad.

Aar

Qaabnaxa: Fal Gudbe/Magudbe1 | Verb Transitive/Intransitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)

1. (f.g) Alaab (aqal iwm) meel sare saarid. 2. (f.mg) Ka aa.: cid dakano gashay ka gudid. 3. (f.mg) U aa.: cid qof laga dilay, ciddii dishey qof ka mid ah dilid.
Hinsaraar*

Waa afar udub oo labo la mudo labona la korsaaro mararka roobku da'ayo waxa laga dhexdhisaa aqal somaaliga dhexdiisa waxa uu u eg yahay ssariirta oo kale waxaana la saaraa ilmaha yar yar alaabta yaar wixii roobka lagala cabsado


* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.

ugaarsade-hargaandi*

baydari


* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.

Heydaarin*

Caay ama aflagaado


* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.

Xidaar*

Xushmad, ixtiraam, qadarin


* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.

cafaariigsi*

diyaar garow shey


* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga aar

saabcaarayn | saabcaaree | saabcaaro | taadhisaar | taadhisaar | yaar | yaar | yaardi | yaare | yaarid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version