Site icon Qaamuus

ereyga

Aarad

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-do, m.l)

Liid maro ah oo qurxin awgeed loogu tolo dacallada maryaha la xirto iyo daahyada.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga aarad

qaarad | taarad | xadaarad | xaddaarad | xafaarad | xamaarad | xambaarad | aaradee | aaradeyn |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version